The Little Prince

Der Kleine Prinz

Le Petit Prince

Wiil yar oo Amiir ah

Somalia Somaliland

Somali - Somali - Somali

Af-Soomaali

Title: Wiil yar oo Amiir ah
Publisher: Éditions Favre
Place: Lausanne, Switzerland
Year: 2010
Translator: Abdulghani Gouré Farah
ISBN No.: 978-2-8289-1185-0

Remarks: Un grand merci à Jean-Marc pour cette initiative et pour ce livre!  

Haa! amiirka yarow, tartiib-tartiib baan sidoo kale u fahmay, tiiraanyada yar ee ku haysa. Muddo badan baadan helin wixii aad waqtiga isku dhaafinjirtay oo ahaa daawashada indhuhu u bogayaan ee qorraxdhaca marka cadceeddu godka sii galayso. Arrintaas cusub baan waxaan ogaaday maalintii afraad subaxeedii, markii aad igu tiri: Waxaan jeclahay qorraxdhaca ama gabbaldhaca.

Somali is spoken in Somalia and in the self-proclamed Republic of Somaliland.

Please correct me & mail your comments

Slowenisch Prekmurje Collection Page Sunset Page Soninke

Back to main page
zurück zur Hauptseite